Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Dad Tiro Badan oo Kaqaxaya Magaalada Beledweyne
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:234
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:105
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:93
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:416
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 06 2008
Dad Tiro Badan oo Kaqaxaya Magaalada Beledweyne
Written by Ali Moallim   
Sunday, 06 July 2008

waa muuqaalka Dad Kaqaxaya Magaalada BeledweyneBeledweyne, (insidesomalia.org) - Saacadihii ugu dambeeyay dadka ku dhaqan Magaalada Beledweyne waxaa ay ahaayeen kuwo ku jira xaalad jahwareer badan, kadib markii qeybo ka mid ah Magaalada dhaqdhaqaaqyo Malatari ay ka bilaabeen Xoogagga Maxkamadaha Islaamiga ee dhawaan la wareegay gacan ku heynta Magaalada Beledweyne.
 
Xaafado ka tirsan Magaalada ayaa qoysaskii ku dhaqnaa intooda badan waxaa ay aysaga baxayaan guryihiin ay ku noolaayeen iyagga oo u cararay dhulka Miiga ah si markaa ay uga baxsadaan dhibaato uga timaada hadii dhinacyada iska soo horjeeda ku dagaalamaan gudaha Magaalada.
 
Xaafadaha ugu daran ee hadda barkacu ka jiro ayaa waxaa ka mid ah Xaawo Taako, Kooshin, Fiiltaro iyo Nuur Xawaad oo ah marka dhinac laga eego ah Xaafadaha ugu dhaq dhaqaaqa badan Magaalada, waxaana dadka ugu horeeya ee durbaba laga saaro Xaafadahu yihiin Haweenka, Caruurta iyo Dadka Waayeelada ah, kuwaasi oo ah kuwo u nugul Marka ay Cooladdu jirto.
 
Gawaarida Dagaalka ee Xoogagga Maxkamadaha ayaa lagu arkayay Magaalada, iyagoo gaaf wareegaya Xaafadaha qaar, kuwaas oo lasheegayo in ay ka go'an tahay weerar lagu qaado Ciidamada Itoobiyaanka haddii ay isku dayaan in ay soo galaan gudaha Magaalada.

 

Waxay xaaladda cabsida cirka isku sii shareertay, kadib markii uu soo baxay warka sheegaya in Ciidamada Itoobiyaanku ku soo fool leeyihiin Magaalada si markaas ay u helaan Biyo, maadaama habeen hore kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Federaalka iyo Ciidamada Itoobiya gubeen Booyaddii biyaha uga qaadi jirtay Magaalada Ciidamada Itoobiyaanka.
 
Si kastaba arrintu ha ahaatee, Xaalada Magaalada Beledweyne waxaa lagu tilmaami karaa mid aan daganeyn tan iyo wixii ka dambeeyay dagaalladii dhawaan ka bilowday qeybo ka mid ah Goballada Dhexe, kaas oo midkii ugu dambeeyay uu ku dhexmaray inta u dhaxeysa Deegaanka Jawiil iyo Degmada Feer-feer ee dhulka Is-Maamulka Soomaalida Itoobiya Kolonyo Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Xoogagga Maxkamadaha Islaamka.
 

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >